Inama Dhex Yaalo Khilaaf Weyn Ee..” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde ayaa sheegay in aanu jirin wax khilaaf ah oo weyn oo asxaabta qaranka dhex yaala oo ku saabsan arimaha doorashooyinka balse ay jiraan arimo yar yar oo ah kuwa farsamo

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=_B6VaAAKSSI