Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Marwo Kaltuun Sheekh Xassan oo ka mid ah 7 xubnood ee kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay si kulul ugu jawaabtey hadal dhawaan ka soo yeedhay haweenay-da gudoomiyaha ka ah kominshanka doorashooyinka Somaliya oo iyadu sheegtay in doorashoyinka Somaliya ee 2020 ay Somaliland ka dhici doonan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=GNfuEymYLeM