Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Maalinta Saxaafada Xorta Ah Oo Maanta Looga Dabaal-degay Caalamka

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Guud ahaan caalamka ayaa looga dabaal degayaa maanta maalinta saxaafada Caalamka iyadoo kulamo arintaan lagaga gol leeyahay laga xusay Caalamka.

Dhanka kale maalinta saxaafada xorta ah ayaa 71 ka sanno kadib maanta lagu qabtay gobolada Itoobiya iyadoo meelaha laga xusay ay ka mid aheyd dowlad deegaanka Soomaalida.
Raysal wasaare Abiye Axmed ayaa balan qaaday in dowladiisa ay xaqiijin doonto amniga iyo xushmeynta saxaafadda Xorta ah.
Saxafiyiinta Kenya ayaa xuskaan iyagana waxay ku soo bandhigeen dhibaatooyinka ay la kulmayaan waxaana ay sheegeen in hanjabaad loo geesto Tafaftirayaasha.

Please follow and like us: