Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in madaxweynaha Somaliland uu digreeto madaxweyne uu maanta ku sii daayey 14 maxbuus oo Somaliland maamulka Puntland kaga qabsatey dagaalkii Tukoraq
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=TjsxTn6aFz4