Somaliland: Wasiirka Gaashaandhigga oo Gaadiid ku wareejiyey Maxkamadda Ciidamada ee Aagga Galbeed

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa maanta gaadiid kala duwan ku wareejiyey Maxkamadda Ciidamada ee Aagga Galbeedka.

 

Faahfaahinta warkan ka daawo muuqaalkan Hoose