War deg dega Somaligii ugu horeyey oo loo doortay Barlamaanka Yurub.

Hambalyo Halyeey Magid oo Guushiisa la Xaqiijinayo inuu ku guulaystay Xubin Baarlamaanka Yurub ah MEP . Hore waxa uu u ahaa Mayorka Magaalada Sheffield. Asal ahaan waa Muwaadin u dhashay Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland.

Hambalyo