Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

“Waxa Aan Ku Xasuusinayaa Madaxweyne Biixiyow Iyada Burco Oo Colaadi Ka Jirto Laysku Dilayo Oo Aad Wasiirka Arrimaha Gudaha Tahay Ayaad Ku Dhawaaqday Burco Waxa Ku Dagaalamaya…” Xildhibaan Gacan

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Xildhibaan Axmed Gacan), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa farriin culus u diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,

Halkan hoose ka DAAWO

Please follow and like us: