Xukuumada Muuse Biixi Sheegtay Inay Iyadu Dalka Keeni Doonta Shidaalka Dalka Soo Gala + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Ganacsiga Somaliland ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu shaaciyey in xukuumada madaxweyne Biixi ay dalka iyadu keeni doonto dhamaan shidaalka dalka soo gala , kaas oo tayadiisu ka fiican tahay shidaalka hada ay ganacsatadu keento

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan