Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe oo ka hadlay doorka ay ku leeyihiin Qaban-qaabada Carwo laga furay Hargeysa

Hargeysa (Salaanmedia)- Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee Somaliland, Axmed Xasan Carwo, ayaa faahfaahin ka bixiyey kaalinta ay ku leeyihiin qaban-qaabada iyo soo-diyaarinta Carwo muddo laba cisho soconaysa oo maanta ka furantay magaalada Hargeysa.