Baafin Document Lumay,Waxaan Dadwaynaha sharafta leh ee ku dhaqan caasimadda Somaliland,Hargeysa ka codsanaynaa cidii aragta Document uu ku qoranyahay Magaca Iskuulka City Community School

Waxaan Dadwaynaha sharafta leh ee ku dhaqan caasimadda Somaliland,Hargeysa ka codsanaynaa cidii aragta Document uu ku qoranyahay Magaca Iskuulka City Community School oo lahaansha Dugsi,oo ku lumay magaaladda Hargeysa dhexdeeda.

Waxaanu cidii aragta si naxariis leh uga codsanaynaa inay ku soo hagaajiyaan Xafiiska Iskuulka oo ku yaala Fooqa Baxsane ee Cimaaratu Salaama Dabaqa 3aad Ama ciwaanadda kala ah

Tel:0634422207 ama 0634022444