Ciid mubaarik dhamaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.

Dhamaan akhristayaashayada iyo guud ahaan shicibka reer Somaliland iyo sidoo kale dhamaan muslimiintaba waxa aanu halkani hambalyada ciida leenahay ku ciida ciid wanaagsan.

Maalinta bari ah ayaa loo dareeri doonaa salaada ciida iyada oo ay halkaasi Ku soo dhamaatay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

 

Salaanmedia/Hargaysa