DAAWO:-Dawlada Itoobiya Oo Ka Warantay Qaabka Loo Shirqoolay Ee Uu U Dhacay Dilka Taliyaha Ciidamada Iyo Saraakiil Kale.

DAAWO:-Dawlada Itoobiya Oo Ka Warantay Qaabka Loo Shirqoolay Ee Uu U Dhacay Dilka Taliyaha Ciidamada Iyo Saraakiil Kale.

Dawlada Itoobiya oo faahfaahin ka bixisay qaabkii loo dilay taliyaha ciidamada Itoobiya Makonen oo ku sugnaa gudaha guri uu deganaa Bahadar. Afhayeen u hadlay Dawllada ayaa sheegtay in ilaaladiisu dileen isaga iyo saraakiil 3 ah oo kale iyagoo goob kaliya ku sugnaa.waxayna tidhi ragii waala qabtay dhamaana gobolka amnigiisa ciudamada federalka ayaa gacanta ku haya.

Salaanmedia/Hargaysa