Daawo :- Somaliya Oo Shaacisay Sababta Moqdisho Loogu Aasi Waayey Sangub

Muqdisho (Salaanmedia.com)-Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Soomaalida ee Ethiopia lagu aasay abwaan Maxamuud Cabdillaahi Ciise Singub oo bilowgii todobaadkan ku geeriyooday magaalada Addis Ababa.

Abwaanka ayaa ku geeriyooday da’da 76 jir, waxa uu ka tagay 23 carruur ah iyo laba xaas.

Dowladda Soomaaliya ayaa horey guddi u saartay in aas qaran loogu sameeyo magaalada Muqdisho.

Wasiirka warfaafinta dalxiiska iyo dhaqanka ee dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareey ayaa shaaciyey arimo sababey in sangub Jig Jiga Lagu Aaso

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=iIskv8AVaS8