DAAWO Soomaalida & Wacdarihii soo Maray Qarnigii tagay:- Dagaalkii Ethiopia iyo Ciddii ka Dambaysay Jabkii Soomaalida

Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Qarnigii tagay iyo Xogo Muhiim ah. Waa Qaybta 12 iyo 13aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay.