Dowladda Hoose ee Hargeysa oo bilowday Dhismaha Jidka Laamiga ah ee 150-ka

Hargeysa (SalaanMedia)- Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa oo labadii maalmood ee u dambeeyey ku hawlanayd banneynta iyo carro-tuuska Jidka 150-ka ee magaalada Hargeysa, ayaa bilowday dhismaha Laamiga waddo Dhowr Haad ka kooban oo laga samaynayo Jidkaas.

 

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan