Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Shirkad ku guulaysatay Qalabka Technology ah oo loo doonayo Wasaaradda Waxbarashada

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa maanta Shaaciyey Shirkad ku guulaysatay Qalabka Technology-ga ah oo loo doonayo Wasaaradda Waxbarashada, kaas oo ay tartan u galeen shirkado dhowr ah.

 

Faahfaahinta warkan ka daawo muuqaalkan hoose