Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey shirkad ku guulaysatay Qandaraaska Gaadiid loo doonayo Wasaaradaha dalka

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey Shirkad ku guulaysatay mashruuc ay shirkado badan u tartameen kaas oo gaadiid loogu soo iibinayo qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda.