Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo soo bandhigay Mashruuc ay ku tartamayaan 7 shirkadood

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta soo bandhigay mashruuc ay ku tartamayaan todoba shirkadood.