Hargeysa: Maayarka Caasimadda oo kormeer ku maray goobo Caasimadda ka tirsan oo Roobabku Waxyeelo u geysteen

Hargeysa (SalaanMedia)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta kormeer ku maray goobo ka tirsan Caasimadda Hargeysa oo ay waxyeello u geysteen Roobab xooggan oo maalmihii u dambeeyey ka da’ayey magaalada.