Maayirka Hargeysa oo sheegay in la bilaabayo Dhismaha Jidka Laamiga ah ee 150-ka, Dadweynahana farriin u diray

Hargeysa (SalaanMedia)- Maayarka Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in dhowaan la bilaabayo dib-u-dhiska iyo Dayac-tirka Jidka laamiga ah ee 150-ka oo burbur xoog lehi soo gaadhay, waxaanu maayarku dadweynaha ugu baaqay inay sida ugu dhakhsaha badan uga guuraan,