Ogeysiis ogeysiis Jaaliyadda Somaliland ee HOLLAND.

Ogeysiis…….Ogeysiis

Waxaa si xushmadleh loogu wargelinayaa dhamaan shacabka sharafta mudan reer Somaliland ee ku nool wadankan Holland.
In la qaban doono shir-weynihii Jaaliyadda Somaliland Holland, shirkaas oo qabsoomaya maalinta Axada ah ee taariikhdu ay tahay: 07/07/2019.

Saacada markay tahay: 16:00 T/M 21:00

Goobta shirka waa: Trefpunt vliethage
Rijswijksewewg 252
2516 EN Den haag.

Wixii faah-faahi ah kala soo xidhiidh:

Gudoomiye: Axmed Cabdi Tel.: 0654751431
Gudoomiye: Axmed Aadan Tel.: 0684107861

Ka soo qaybgal wanaagsan

G.: Xiis Maxamed Cige
hiis66@hotmail.com