Suldaanka Guud Ee Habaryoonis Oo Ka Hadley Shirka Burco Iyo Sidii Uu Ku Soo Bilbaabmay “ Shirka Burco Wuu Dhacayaa..” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (salaanmedia.com) Suldaanka Guud ee beesha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa waxaa uu maanta faah faahin ka bixiyey sida uu ku soo bilaabmay shirka dhawaan ay yeelan doonan beelaha Garxajis iyo Habar Jeclo

Suldaanka ayaa sheegay in shirkani qaban qaabadiisu ay bilaabmatey bishii 7 ee sanadkii 2018 maalintii loo amba baxaayey nabadeynta ceel Afweyn isla markaana waxuu cadeyey in qabashada shirku ka horeysay hadalkii boqor Buurmadow isla markaana uu shirkani qabsoomi doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=EmFTcxn4ozM