Wasiirka Shaqo-gelinta oo Ciidsiisay 100 Carruurta oo ku jirta Xarunta Dhaqan-gelinta M/Mooge

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada ee Somaliland, ayaa dharka ciidda u qaybisay 100 Carruur ah oo ku jira Xarunta Dhaqan-celinta Carruurta ee Maxamed Mooge.