Wasiirka Shaqo-gelinta oo ka Qayb-gashay Xuska Maalinta Carruurta Afrika oo Hargeysa lagu qabtay

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi, ayaa ka qayb-gashay Xuska Maalinta Carruurta Africa oo maanta oo kale looga dabbaal-dego qaaradda.

 

https://www.youtube.com/watch?v=dFRhsi4aLzw