Xisbiga UCID Oo Warqad Furan U Qoray Madaxweynaha Somaliland + [ Arimaha Ku Qoran ]

Hargaysa (Salaanmedia.com) Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland maalintii shalay aheyd u qoray warqad furan taas oo uu kaga dalbanaayo in uu kala diro golayaasha deeganka dalka oo sharci daro kuraasta ku fadhiya