“ Xisbiga Waddani Wuu Bur Buri Doonaa..” Xukuumada Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com) Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland oo manta u jawaabayey xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ku hanjabey in xibsiga Waddani bur buri doono sidii xisbigii UDUB hadii aanu wax ka bedelin qaabka uu wax u wado

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=CJFA4mew4Wo