Hargaysa (Salaanmedia.com) Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland oo manta u jawaabayey xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ku hanjabey in xibsiga Waddani bur buri doono sidii xisbigii UDUB hadii aanu wax ka bedelin qaabka uu wax u wado
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=CJFA4mew4Wo