“Xukuumadda Somaliland waxaanu u baaqaynaa in la xidho Xarunta Dhaqanka Hargeysa” – Xisbiga UCID

“Xukuumadda Somaliland waxaanu u baaqaynaa in la xidho Xarunta Dhaqanka Hargeysa” – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo eedaymo u jeediyey Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, xukuumaddana ugu baaqay in albaabada loo laabo.

WARKAN oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalkan Hoose