Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo Safarka Madaxweynaha ee Galbeedka Afrika ku tilmaamay Fursad Taariikhi ah

Badhasaabka Gobolka Maroodijeex ayaa Safarka Madaxweynaha Somaliland ku tagay  Galbeedka Afrika gaar ahaan dalka Guinea ku tilmaamay Fursad Taariikhi ah oo Qaranimada u soo hoyatay.

Salaanmedia/Hargaysa

Please follow and like us: