DAAWO Dumarka Basaasiinta Noqday ee Ugu Caansan Sirdoonka Adduunka iyo Dalalka ay u dhasheen

Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Siddeed (8) ka mid ah Haweenka ugu magaca weyn ee taariikhda ku galay Sirdoonka Dunida, kuwaas oo Basaasiin u noqday dowladahooda iyo qaar dowlado kale u shaqeeyey, gaar ahaan xilligii Dagaalkii 2aad ee Dunida.

 

Haweenka Basaasiinta ee aanu video-gan ku soo qaadannay waxa ka mid ah; Anna Chapman, Ana Montes, Josephine Baker, Nancy Wake, Noor Inayat Khan, Christine Granville, Mata Hari iyo Virginia Hall.