DAAWO Duqa Hargeysa oo furay Kalfadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa (SalaanMedia)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta daah-furay Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Caasimadda.

Kal-fadhiga oo ku qabsoomay Xarunta dowladda Hoose ee Hargeysa, waxa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Fulinta Dowladda Hoose iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka.

 

https://www.youtube.com/watch?v=Qj0v0mgmArA