DAAWO Muuqaalladii ugu Cajiibsanaa ee soo dhaweyntii Madaxweynaha Somaliland iyo Wacdarihii Reer Hargeysa Muujiyeen

Hargeysa (SalaanMedia)- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa dalalka Guinea iyo Ethiopia, ayaa maanta dalka kusoo laabtay, waxaana si aan kala hadh lahayn oo xamaasad iyo waddaniyadi ku dheehan tahay usoo dhaweeyey guud ahaanba qaybaha kala duwan ee shacabka caasimadda Hargeysa.

 

Muuqaalka Hoose Ka Dawo Bilicda Muuqaaladii Maanta iyo wacdarihii reer Hargeysa