Dagaal Culus Oo Wali Ka Socda Deeganka Ceel Afweyn iyo Ciidamadii Qaranka Oo Ku Baxay + [ Sawiro ]

Ceelafweyn (Salaanmedia.com)- Weli waxaa socda dagaalkii deeganka ceel Afweyn ku dhex maraayey laba beelood oo halkaasi wada dega .

Labada Labada Beelood ayaa Hada hubka Noocyadiisa waaweyn Isku Riday Sida La sheegayo Waxaa La ka qabsaday Tigniko Dhiwr ah dhamashada Waxaa ay ku dhaw dahay 10 qof

Xukuumada weli ma Gaadhin Aaga Dagaalku Ka soconayo , Waloow ay Daqiiqado Kooban ka Hor Ka Baxeen Ciidamada Somaliland ee fadhiisinka ku lahaa Magalada cerigabo.

Dhinaca kale dagaalkan oo shalay bilaabmay ayaan waxaa aan ka hadlin xukuumada madaxweyne Muuse Biixi