DEGDEG Ciidamadii Kornayl Caare Iyo Xukuumada Somaliland Oo la Dhexdhexaadiyay Iyo Dagaalkii Maanta oo Ahaa Mid Si Khaldan u Dhacay

Ceerigaabo (Sanmedia.com) Ciidamadii Ka tirsanaa Jabhada Kornayl Caare Ayaa lagu soo waramayaa in Si Rasmi ah loo dhex dhexadiyay xukumada Soomaliland

Ciidamaii ka tirsanaa jabhadii kornayl caare iyo gadiidkoodii TIKNIKADA Ahaa oo maanta ay sida la sheegay isku dhaceen ciidamada somaaliland oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sahlan is gaadhsiiyay ayaa la sheegayaa in uu dagaalkaasi maanta ahaa mid isku dhac ah ee aanu ahayn mid si toos ah laysugu badheedhay ka dib markii ciidamada jabhada kornayl caare ay si toosa uga soo guuraayeen dhina saldhigii ay xukuumada puntland siisay isla markaana la dhexdhexadiyay ciidamada jabhada caare iyo xukuumada somaliland ay si lama filaan ah isugu dhaceen maanta guuto ka tirsan cutub yada ciidanka Qaranka Somaliland isla markaana sababay Dhimasho iyo Dhaawac hadaba si kastaba ha ahaatee Waxaa fajac iyo amakaag ku noqotay shacabka reer somaliland dagaalkii maanta iyo heshiiskan dhexdhexaadinta ah ee ciidamada iyo jabhada caare ay gaadheen sidoo kale Sida uu sheegay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng faysal cali waraabe ayaa mar kaliyaata ku noqotay shacabkii somaliland ee naxdinta iyo baqdin Farta wadnaha ku hayay colaadaa iyo dagaalada maanta ka dhacaaya deegaanka ceerigaabo isla markaana ay ku noqotay Arintani Naxdini Waa Farxad Markii Eng Faysal Cali Waraabe Warbaahinta Ka Sheegay Inay Heshiiyeen Ciidamadii Jabhada Caare iyo Xukuumadii Somaliland

Wixii Warar Ah Ee Intaas Soo Kordana Kala Soco Shabakadan Salaanmedia.comm