Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Tartan loo galayo 8 Mashruuc oo laga hirgelinayo Dalka

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey tartan loo galayo Siddeed Mashruuc oo xukuumadda Somaliland ka hirgelinayo Deegaamo ka tirsan Gobollada Dalka.