Maalintii Labaad OO Dagaal Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Uu Ka Socdo Deegaanka Karaamaanyo Ee Deegaanka Ceel Afweyn

Ceerigaabo (Salaanmedia.com) Dagaal Ba An Ayaa Maalintii labaad ka socda degaanka ceel afweyn isla markaana Sababay dhimasho iyo dhaawac aad u tiro badan

Dagaal Ba An oo lagu hoobtay ayaa maalintii labaad ka socda deegaanka ceel afweyn oo uu ku dhex maraayo labadii beelood ee dagaalku ku dhex mari jiray tan iyo intii xukuumadihii kulmiye gacanta ku hayeen xukunka talada dalkaba ee beelaha biciide iyo sacad yoonis hadaba si kastaba ha ahaaatee dagaalkan ayaa ahaa dagaal ay labada beeloodba gaadiid TIKNIKO Ah isu adegsadeen Walow Gaadiidka TIKINIKADA Ah sida ay wararku xaqiijinayaan ay ku horeeyeen tikinakadu shalay beesha biciido isla markaana saaka ay beesha sacad yoonisna dagaal bana saaka ku soo waabariisteen iyagoo adeegsanaaya hubka noocyadooda kala gadisan isla markaana sida lagu soo waramaayo dagaalkan saaka uu sababay dhaawac iyo dhimasho ka daran kii shalay dagaalkan ayaa noqonaaya kii abid ugu darnaa ee dhex mara beelaha Bicido Iyo sacad Yoonis Waxaana lagu kala qabsaday gadiid TIKNIKO Ah halka lagu gubay gadiid kale hadaba dagaalkan ayaa sababay dhaawac aad u Tiro badan waxana Magalada burco Lagu soo wadaaa Ugu yaraan Saddex Gaadhi o waaraado Ah oo dhaawac ah isla markaana cisbitaalka burco ayaa soo gaadhay dhaawaca horaan tiisii waxaana cisbitaa;ka laga qaadayaa shan nin oo dhaawac ah oo shalay la keenay oo ka soo jeeday beesha sacad yoonis

Guntii Iyo gabagabadii dagaalkan ayaa wali ka socda deegaanka ceel afweyn wixii warar ah ee ka soo kordhana kala soco shabakada salaanmedia.coom