War degdega Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo saaka 3 sano iyo Lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay wariye Abdilmalik Musa Coldoon

War degdega Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo saaka 3 sano iyo Lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay wariye Abdilmalik Musa Coldoon

Maxkamada Gobolka Maroodijeex Weriye C. Maalik Muuse Coldoon waxay hada ku xukuntay 3sano iyo 6 bilood oo xadhig.

Makmada horteeda weli waxa dhooban dadkii xukunkani goob jooga u ahaa kuwaasi oo siyaabo kala duwan u falanqaynaya xukunkani.

Wixii war ah ee kasoo kordha la socda wararkayaga danbe In shaa Allah .

Salaanmedia/Hargaysa