Innovate Ventures oo Munaasibad u qabatay 14 Shirkadood oo maalgelin Dhaqaale ku tartamaya

hay’adda Innovate Ventures ayaa maanta Munaasibad u qabatay 14 Shirkadood oo maalgelin Dhaqaale ku tartamaya, kuwaas oo dhowr ka mid ahi heli doonaan Dhaqaale ay ku kabaan ganacsigooda