Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Madaarka Hargeysa Oo Maanta Laga Ceydhiyey Shaqaale Ka Badan 40 Qof Iyo Sababta + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Maareeyaha Ha’yadda duulista Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaqada ka ceydhiyey shaqaale dhan 40 qof kuwaas oo ka shaqeeyey Ha’yadda Duulimaad-yada aduunka ee ICOA kuwaas oo ka hawl gali jiray madaarka Hargeysa isla markaana hagi jiray diyaaradaha maraaya Hawda Somaliland

Shaqaalahan ayaa lagu eedeyey in mushaharka laga siiyo dalka Somaliya oo gabi ahaan-ba la soo wareegay maamulka hawda dalkii la isku odhan jiray Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: