Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Sucuudiga.

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Sucuudiga.

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Sucuudiga.
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo OO ku sugna dalka sucuudiga ayaa la kulmay masuuliyin ka socda xukuumada somaliya oo iyaguna ku sugnaa xajka ma jir wax wara oo ka soo baxay kulankaasi labada dhinac ku qaateen dalka sucuudiga Sidoo Kale Xukuumada Muuse Biixi Cabdi Ayaa Iyadu Xisbiga Waddni ku eedaysa in uu yahay Soomali wayn laakin xukuumada Muuse Biixi ayaa iyaduna baryahan danbe si wayn uga dhex muuqanaysey sawirada ay ku jiraan wasiirada iyo masuuliyinta Somaliya.
Wariye ka tirsan FOA Haruun Macruuf oo isna xaqiijiyey kulanka bartiisa uu ku leeyahay Twitterka.