Madaxweynaha Somaliland oo iminka ka hadlaayey xaflada Qalinjabinta Ardeyda

Madaxweynaha Somaliland oo iminka ka hadlaayey xaflada Qalinjabinta Ardeyda Jaamacada Hargeysa waxuu eedeymo u jeediyey madaxda Dawlada Somaliya .

Madaxweynaha ayaan wax hadal ah ka odhanin hadalo dhawaan ka soo yeedhay taliyaha ciidanka Qaranka Nuux Taani kuwaas oo dad badani dareen ka muujiyeen

Bulshada Somaliland ayaa maanta si weyn uga dheg taagaysay hadalka Madaxweyne Biixi.