Muuse Dalka Ku Eegi Mayno , Doorasho Deg Deg Ah Baanu Qaban Doonaa…” Faysal Cali Waraabe + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ku hanjabey hadii doorashadii golayaasha deeganka iyo wakiilada la qaban waayo in taas bedelkeeda la qaban doono doorasho madaxweyne oo wakhtigeedii laga soo horumariyey

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=076L-w9fb5I