Shirweynaha 7aad ee Golaha Dhexe Xisbiga UCID oo ka furmay Magaalada Burco

Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID ayaa maanta si rasmi uga furmay hotel Maansoor ee magaalada Burco, waxaanabka qaybgalay hoggaanka Xisbiga iyo Ergooyin ka kala socday gobollada dalka.

 

https://youtu.be/Nd-A96RXfMw