Wasiirka Arrimaha Bulshada oo Deeq Raashin, Xoolo-nool iyo Dhar ah gaadhsiisay Cusbitaallada Dhimir iyo Qaaxada

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ee Somaliland, Marwo Hinda Jaamac Xirsi, ayaa deeq isugu jirta Raashin, Xoolo nool iyo dhar gaadhsiisay Xarummaha Cusbitaallada Qaaxada iyo Dhimirka ee magaalada Hargeysa.

 

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo muuqaalkan Hoose