Wasiirka Kheyraadka Biyaha oo dhagax-dhigay Keydka Biyaha Magaalada Boorama

Wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland, ayaa maanta dhagax-dhigay Keydka Biyaha Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal.