Wasiirka Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada oo Qaabishay Wefti ka socda hay’adda UNICEF

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Qoyska iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay wefti ka socda hay’adda UNICEF oo ay wasaaraddeeda wada-shaqayni ka dhaxayso.