Beelaha Harti Oo Raali Galin Laga Siiyey Hadalkii Taliye Nuux Taani + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Qaar ka mid ah Beelaha Somaliland oo maanta kulan iskugu yimid magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay beelaha Harti raali galin ka siiyeen hadalo dhawaan ka soo yeedhay Taliye Nuux Taani .

Sidoo kale Beelaha Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen Bayaan , Waxaana ay qado sharaf tani dabo socota balan qaad uu dhawaan magaalada Burco ka sameeyey gudoomiyaha xisbiga UCID

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=ELfbYqBQOyY