Duqa Caasimadda Oo Agab Ciyaareed Guddoonsiyay Wasaaradda Dhalinyarada, Booqdayna Xarunta Dhaqanka Hargeysa

Duqa Caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, ayaa maanta Agab Ciyaareed Guddoonsiyay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland. Sidoo kale Duqa Caasimaddu waxa uu Booqday Xarunta Dhaqanka Hargeysa.