Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey 6 Mashruuc

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Lix Mashruuc oo xukuumaddu fulinayso kuwaas oo tartankooda loo soo bandhigay shirkadaha waddaniah.

WARKAN OO FAAHFAAHSAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE