Gudoomiye Ciro Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtey

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo muddo laba todobaad ah dalka kaga maqnaa safar dibada ah ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtey

Soo laabashada gudoomiyaha ayaa waxaa ay ku soo beegan tahay xili xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu aaney wax heshiis ah ka gaadhin arimaha doorashooyinka kadib mooshinkii ay baarlamaanku laaleen

Waxaana la filayaa in kulmo fool ka fool ah ay maalmaha soo socda yeelan doonan labada xisbi mucaarid ee Waddani iyo UCID